Farmaajo oo la kulmay qoyska gabadhii yareyd ee la dilay & askar dilkeeda loo soo xiray

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la kulmay waalidiinta gabar ardayad 9 sano jir aheyd oo shalay ku dhimatay is-rasaaseyn ka dhacday agagaarka Isbitaalka digfeer, degmada Hodon ee Magaalada Muqdisho. Farmaajo ayaa u tacsiyadeeyey qoyska gabadha yar, isagoo u sheegay inuu aad uga xun yahay kana murugooday falkaas oo uu sheegay iney ku kaceen askar … Continue reading Farmaajo oo la kulmay qoyska gabadhii yareyd ee la dilay & askar dilkeeda loo soo xiray